Level 3 Level 5
Level 4

Wadasheekaysi aasaasi ah (Basic Conversation)


53 words 0 ignored

Ready to learn       Ready to review

Ignore words

Check the boxes below to ignore/unignore words, then click save at the bottom. Ignored words will never appear in any learning session.

All None

Ignore?
Kyllä.
Haa.
Ei.
Maya
Ehkä
Laga yaabaa
Minulla on nälkä
Waan gaajeesnahay
Lapsellani on nälkä
Cunugayga wuu gaajaysanyahay
Saisinko leipää?
Ma heli karaa xoogaa rooti ah?
Saisinko vettä?
Ma heli karaa xoogaa biyo ah?
Minulla on jano
Waan oomanahay
vesi
biyo
Onko sinulla...
Ma leedahay...
Missä on...
Aaway...?
Missä on vessa
Aaway musqusha?
minun täytyy käydä suihkussa
Waxaan doonayaa inaan qabeysto
Missä voin käydä suihkussa?
Halkee ayaan ku qabeysan karaa?
terveysside
Qoyaan-reeb
Vaippa
xafaayad
Minun täytyy soittaa
Waxaan rabaa inaan wicitaan telefoon sameeyo
Missä voin rukoilla?
Halkee ayaan ku tukan karaa?
Mistä voin ostaa....
Halkee ayaan kasoo iibsan karaa...
Mistä löydän....
Halkee ayaan ka heli karaa...
Mitä kello on?
Imisa saac weeyo?
Minun pitää nukkua
Waxaan ubaahanahey in aan seexdo.
Missä on metro?
Halkee weeyo jidka dhulka hoostiisa mara
Minulla ei ole rahaa
Wax lacag ah ma haysto
Tarvitsen rahaa
Waxaan rabaa lacag
Haluan jäädä Suomeen
Waxaan doonayaa inaan joogo Finland
En halua
ma rabo in
Puhutteko...?
Ma ku hadashaa...?
En puhu suomea hyvin
Uguma hadli karo Finnish si fican
Voitko kirjoittaa sen?
Waxaasi ma ii qori kartaa?
En ymmärrä
Ma aan fahmin
Voisitko puhua hitaammin?
Ma u hadli kartaa si aad tartiib u ah?
Voisitko toistaa?
Maku soo celin kartaa?
Miten tämä sanotaan suomeksi?
Sidee waxan ugu dhihi kartaa Finnish?
Apua!
I caawi
Minä en tiedä.
Ma aqaano
Mitä tapahtui?
Maxaa dhacay?
Minulla on kylmä
Waan qaboobahay
Olen iloinen
Waan faraxsanahay
Olen peloissani
Waan cabsanayaa
Olen väsynyt
Waan daalanahay
Olen surullinen
Waan murugeesnahay
(Minä) pidän sinusta
Waan ku jeclahay
Älä huolehdi
Ha walwalin
Minun pitäisi varata aika
Waxaan jeclaan lahaa ballan
Missä on huone numero__
Awaay qolka lambarkiisa yahay...
Missä voin rekisteröityä?
Aaway xarunta diiwaangelinta?
Sinun pitää odottaa
Waa inaad sugtaa
Kuinka pitkään meidän on odotettava?
Imisa ayaan halkan ku sugi karnaa?
Se on tärkeää
Waa muhiim
Sillä on kiire
Waa dagdag
Pidä kiirettä!
Dhaqso!
Hetkinen
sug ilbiriqsi